Machadka IRAD ayaa qaban doono dood ku saabsan muhiimadda ay dekadda Baraawe u leedahay kobaca Dhaqaale ee Degaanka Koonfur Galbeed iyo guud ahaan gayiga Soomaaliya.

Fadlan faahfaahinta ka eeg casuumadda hoose